Dadka dhanka xun wax ka eega iyo sida ay noloshaada culeys ugu soo kordhin karaan, oo ay tahay in aad 4tan nooc ka dheeraato.

Barnaamijka Bulsho-kaab waxaan ku soo qaadanaa arimaha quseeya cafimaadka iyo fayo dhowrka maskaxda, arimaha xadgudubka qoyska ka dhex dhaca dhiirigalinta, dhalinyarada, caruurta iyo waxbarashada sidoo kale wacyi galinta bulshasda.