Narcissist- Dadka qabta disoprderka, waxyeeladooda Iyo calaamadaha lagu garto.

Barnaamijka Bulsho-kaab waxaan ku soo qaadanaa arimaha quseeya cafimaadka iyo fayo dhowrka maskaxda, arimaha xadgudubka qoyska ka dhex dhaca dhiirigalinta, dhalinyarada, caruurta iyo waxbarashada sidoo kale wacyi galinta bulshasda.