Bulsho Kaab

Istahil

Waxaan ahay Hooyo, wacyigaliye, qof ka shaqeeya arimaha bulshada, lataliye ardayda dugsiga iyo waxbarashada, YouTuber mudo dhowna qaadan doona liisanka macalinimada sayniska dugsiga sare. Waxa iga go'an ka shaqaynta arimaha bulshada. Barnaamijkaygu waxa uu ka hadli doonaa mawduucyo hada uun KA hadalkoodu bulshadeena ku cusub yihiin. Igala soco maalinkasta oo Isniin ah 8pm.

Bulsho Kaab

Previous Shows